Garaad C/rashiid Cismaan Waraabe Dheere Oo Maanta Siweyn Loogu soo Dhaweeyey Buuhodle –

Magaalada buuhoodle waxa manta sweyn loogu soo dhaweeyey garadka beesha Guuleed Garad Garaad C/rashiid Cisman ismaaciil oo kamida isimada dhaqanka sool sanaag iyo cayn

Garaadka aya laga hortagay meel ilaadii 1 km kaga beegan dhanka bari magaalada buuhodle isagoo kasoo kicitimay magaalada banyaal ee gobalka cayn

https://youtu.be/T154y2qnhjc

garaadka ayaa soo dhaweyntisa waxaa qayb ka ahaa uruda bulshada gobalka cayn masuuliyiin katirsan maamulka khaatumo oo isugu jira wasiir iyo xldhibaano waxaana soo dawaynta garaadka ee maanta ahyd mid meeqaankeedu sareeyo dadweynaha gobalka cayna ay isugu soo baxeen

20160917_110823 20160917_105114 20160917_10520820160917_101318 20160917_103518 20160917_103735