
Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadba ee Heer Federaalka, ayaa maanta ka Warbixin dib u dhac ku yimid maanta soo gudbinta magacyada xubnaha ka mid noqonaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia oo ay ahayd in manta ay soo gudbiyaan maamul-goboleedyada dalka.
Sidoo kale, Waxaa jira xubno ka tirsan guddiga Doorashada dadban oo loo diray horraantii bishan deegaannada maamul-goboleedyada waddanka ka jira, si ay u Dar-dar-geliyaan soo Xulista Xildhibaabnada, kuwaasoo weli ku sugan goobahaas.
AKHRISO; War-saxaafadeedka uu soo Saaray Guddiga Doorashooyinka Dadban;