Guddiga doorashooyinka oo caqabado kala kulmay socodsiinta howlaha doorashooyinka – AKHRISO

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo saaray qoraal dheer oo ay uga hadlayaan caqabadaha ka heysta socodsiinta howlaha doorashooyinka.

Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Avv. Cumar Dhagey ayaa koobnaa 10 qodob ayay uga hadlayaan caqabadaha ku hor-gudban hanaanka doorashooyinka dadban.

Guddiga ayaa ugu baaqay Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran oo magaalada Muqdisho uga socda Shirkooda inay xal ka gaaraan caqabadaha ay soo gudbiyeen.

Halkan hoose ka akhriso caqabadaha ay soo gudbiyeen Guddiga Doorashooyinka dadban:-

guddi-doorasho-caqabad-1