Maamulka Galmudug oo Warbixin kasoo saaray dhacdadii shalay ka dhacday duleedka Gaalkacyo

Maamul-goboleedka Galmudug ayaa Maanta War-saxaafadeed kasoo saaray Weerarkii Habeen hore ka Dhacday Dulleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug; kaas oo ay Fuliyeen Diyaaradaha dagaalka dalka Mareykanka, lana sheegay in ay 22-qof dad badan ku dhinteen.

Haddaba, AKHRISO War-saxaafadeed ay Galmudug ku Faahfaahinayso Weerarkaas;

warbixin_galmudug_duqeymo