
Madaxweynaha xukumada khaatuumo cali khaliif galaydh ayaa ka qeyb galay kalfadhigii barlamaanka khaatumo oo ka furmay buuhoodle.
Kalfadhigaasi oo ugu horen uu ka hadlay maxamuud sh cumar ayaa dhankiisa waxaa qudbaad soo jeediyay madaxweynaha khaatumo oo sheegay in dhawaan ay furmaayo wadahadalkii khaatumo iyo snm.
Sidoo kale galaydh ayaa sheegay in kooxo fidmo iyo xasarad kula dhexjira shacabka khaatumo iyo dawladooda ay jiraan kuwaaso ka dhigaya in snm la isku dhiibay.
Ugu danbayn madaxweynaha ayaa sheegay in bishan gudeheeda uu furmaayo wadahadalkaasi wajiga koobad walow uu san sheegin meesha uu ka furmaayo.