Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta safar ugu ambabaxay dalka Sacuudiga ayaa kulan la qaatay boqorka dalka Sacuuiga Boqor Salmaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyad Soomaliyeed Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta safar ugu ambabaxay dalka Sacuudiga ayaa kulan la qaatay boqorka dalka Sacuuiga Boqor Salmaan.

Wafdiga madaxweyne Farmaajo waxaa ka mid ah Wasiirkii hore ee Arimaha Dibadda Soomaaliya Soomaaliya Dr. C/Salaan Cumar Hadliye iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminaayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey qasriga Yamaama ee looga taliyo dalka Sacuudiga.

Hoos ka daawo kulanka

Kulan Farmaajo Kulan Farmaajo1 Kulan Farmaajo2