Madaxweyne Obama Oo Qaaday Ololihii Ugu Waynaa Ee Uu Ku Taageerayo Doorashada Hillary Clinton – VIDEO

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa mar kale bilaabay u ololaynta Hillary Clinton, waxaanu Obama si dar dar leh olalaha doorashada Hillary Clinton uga qaaday Florida, oo uu khudbad ruxday u jeediyay kumanaan dad ah.