Maxkamad ku taala magaalada Hargeisa ayaa hal sano ku xukuntay muwaandin Soomaaliyeed oo Muqdishu ka yimid Ninkaa magaciisa waxa la yidhaa Ismail Xassan Maxamed. Ismail waxa lagu eedeeyay in bilaa fiiso uu ku soo galay magaalada Hargeisa.

Copyright @2016 |Awdalstate.today