Qubanaha VOA: Gabadh Soomaaliyeed Wacdaro dhigtay, Wiilashii Muqdisho oo Dumarka soo Jiidanaya & Qodobo Kale (Video)

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo jeedinayaan Maxamed Cabdi Sandheere iyo Sahra Ciidle Nuur.

Gabadh Soomaaliyeed oo ku dhalatay Xeryaha Qaxootiga hadana ku Nool Maraykanka oo Wacdaro ka dhigtay Caalamka, Magaalada Muqdisho oo aykusoo Bateen Xarumaha oo layaaqano GYM-ka , Iyadoona Dhalinyarada Wiilasha ah ay isku diyaarinayaan Inay Hablaha soo Jiitaan, Gudashada Xajka oo Sanadkan oo si Nabad ah kusoo dhamaaday,   Shirkada Taleefanada Apple oo soo saartay Taleefano dad badan soo jiidatay Iyo