Sawirka Amin Arts Ee Maanta “Doorasho Wada Dadban Waa Qiyaano Dadban” December 11, 2016 Wararka Soomalida2 Sawirka Amin Arts Ee Maanta “Doorasho Wada Dadban Waa Qiyaano Dadban” December 11, 2016 Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa maanta soo bandhigay Sawir muujinaya qiyaanada dad badan ee ay ku saleysantahay doorashada ka socota Soomaaliya.