
wasiirkii hore ee arrimaha dibada mamulka Hargeysa Maxamed Biixi Yoonis oo Xamar iska dhiibaya – VIDEO
Mida ka Mida TV yada Garka Soomaaliya oo lagu magacaabo kalsan TV Ayaa Baahiyey warbixin salka Ku haysa halka Uu ku danbeeyey wasiirkii Arimaha Debada Soomaliland Maxamed bixi Yonis Oo mudo lagu Arag warbaahinta tan Iyo markii xilka Laga qaaday.
Waxa uu sheegay TV ga Inuu wasiirkii Arimaha Debada Soomaliland Maxamed bixi Yonis Uu Tagey Imaraadka Carabta waxaana Loo balan qaaday Inuu noqonayo raysal wasaaraha Soomaaliya Ee dowlada Imaan Doonta Iyadoona Si gaar U wada hadlene Sheekh Shariif Sheekh axmed
Dowlada Imaraadka Ayaa Tageeraysa Inuu markale Noqdo madaxweynaha Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed waxayna u balan qadeen wasiirkii Arimaha Debada Soomaliland Maxamed bixi Yonis Inuu Noqdo raysal wasaaraha Soomaaliya Xukumada Imaanaysa.