Soomaaliya oo kasoo dhex muuqatay ciyaaraha Olimbikada adduunka ee xalay ka furmay Brazil (Sawiro)

Habeenkii xalay oo si rasmi ah loo furay ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee ka dhacaya magaalada Rio ee caasimadda dalkaasi Brazil ayaa waxaa kasoo dhex muuqday ciyaartoyda u mataleysa Soomaaliya tartankaasi.

rioopen5 rioopen6 rioopen7 rioopen8 rioopen9 rioopensom Somaliario-1rioopen rioopen1 rioopen2 rioopen3 rioopen4