Warbixin ku Saabsan Waalidka iyo Ubadka Qurbaha ku Nool Iyo Kala Aragti Duwanaanta- DHEGEYSO

Dad badan oo ku nool Mareyknaka ayaa waxaa ay u arkaan in waalidiinta dhaley ilmaha inta ku dhashey ama ku korey ee Somalida Mareykanka ah ay iyaga caruurtooda ay ku kala noolyhiin laba aduunyo oo kala jaad ah, marka loo eego Isfahamka caruurta iyo waalidka iyo sida caruurta aysan ugu dhex milmin bulshada Somalida luqada awgeed.