Xubnaha Aqalka Sare u matalaya Jubbaland oo la doortay – AKHRISO

dowlad goboleedka Jubaland ayaa maanta doortay xubnaha aqalka sare ee baarlamanka federaalka Soomaaliya qeybta Jubaland, ayadoo doorashadu ay ahayd mid sanduuq lagu codeeynayay islamarkaana xildhibaan waliba uu warqad si qarsoodi ah ugu soo qorayay musharaxa uu doonayo in uu codkiisa siiyo.

Waa kuwan xubnaha ku guuleystay doorashadii maanta;

mx1