
Waxaa saaka 6 subax nimo soo gadhay magalada borama wasiirada maliyada marwo samsam cabdi aadan oo kala dareerisay cashuuq qaadayaal uu mayirku watay isla markaana goobjoog ka ahayd cashuraad kii laga qaadi jiray ganacsatada qaad
dhanka kale ganacstado si sharci dar ah ugu xidhnaa saldhiga dhexe ee magalada borama kuwaasi oo u xidhnaa maayirka magalada borama oo cashuur qasab ah dul dhigtay cashuurtii ay qadi jirtay ganacsatada qaadka isla markaana saaka ay cashureed sidii awal ahayd wasarada maliyada iyo ta ganacsiga.