
Dowladda Puntland ayaa caawa ku dhawaqday Liiska xubnaha u sharaxan aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya doorashadda 2016ka.
Magacyadda xubnaha lagu dhawaaqay waxaa ka mid ah Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar cabdirashiid , Madaxweynihii Hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, Prof Cabdirisaaq Juurile, Gen Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) iyo Cali Cabdullaahi Giir oo ka mid ahaa xubnihii asaasay Puntland.
Xubnaha Lagu dhawaaqay oo tiradoodu ay Sodon qof ka badan tahay, Waxaa ku jiraa 7 haweena ah .
Hoos ka Akhri Magacyadda Liiska Xubnaha u Sharaxan Aqalka Sare ee Barlamaanka.