Liiska Xubnaha u matalaya Aqalka Sare Galmudug Magacyadooda iyo Qabiiladooda oon helnay – AKHRI

Waxaa goordhaw si horu dhac ah u heshay magacyada inta badan Musharixiinta u taagan kamid noqoshada Aqalka sare ee Maamulka Galmudug u matalaya Dowlada Soomaaliya.

Golaha Wasiirada maamulka Galmudug ayaa goordhaw oo Caawa ah loo gudbiyay liiska Musharaxiinta u tartamaya kamid noqoshada Aqalka sare oo la filayo in dhawaan lagu doorto magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug.

Aqriso Magacyada Xubnaha Tartamaya iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan

1-Beesha Habar Gidir

Saleemaan

1- Kamaal Daahir Guutaale
2-Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)
3-Axmed Qoor Qoor

Sacad

1-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
2-Maxamed Xuseen Tahliil (Calool-geel)

Ceyr

1-Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud
2-Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi

2-Murusade

Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow Dheg-dheer
Luul Maxamed Sheekh Cusmaan

3-Mareexaan

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
Aamino Carkoow

4-Dir

Macalin Cumar Ciise
Abuukar Axmed Xaashi

5-Duduble

Cabdulaahi Xasan Nuur
Xildhibaan Dhagey

5-Abgaal- Waceysle

Xildhibaan C/Qaadir Macalin Nuur
Zam Zam Daahir

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga Dambe Insha Allah