(11/08/2016) Dhegeyso Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo garan waayey dawladda uu raysal wasaaraha u yahay

Raiisal Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa ka biyo diiday qodobka ka hadlaya saami qaybsiga kuraasta Aqalka sare ee khuseeya Xubnaha Somaliland.

Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay inay arrintaasi ahayn mid ay ku qanci karaan, wuxuuna madasha hoggaamiyayaasha ugu baaqay inay dib u eegaan qodobkaas.