Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Raila Odinga Oo Ku Baaqay In Ciidamada Kenya Laga Soo Saaro Soomaaliya

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kenya Raila Odinga (CORD) ayaa ka hadlay Go’aanka Ciidamada Kenya looga soo saaray dalka Koonfurta Suudaan.

Dhinaca kale Hogaamiyaha Mucaaridka ayaa ku baaqay in Ciidamada Kenya laga soo saaray dalka Soomaaliya, oo Qaybo kamid ah ku sugan yihiin.

Wixii ka danbeeyay markii Ciidanke Kenya ay Gudaha u galeen Soomaaliya waxaa Jiray weeraro ka dhacay Gudaha dalka Kenya.