Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhawaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle. Agaasimaha Madaxtooyada Hirshabelle Maxamed Ibraahim Goodir ayaa ku dhowaaqay Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle.

 

Halkan ka akhriso kana dhagayso Liiska Golaha Wasiirada Hirshabelle

 

Audio Player