(August 19, 2016) Gabay jacbura aw Hadraawi tiriyay waa hore aw dumarka ku caayaayo, ujeeda badana ah, qabyaalad foolxunina ku dheehantahay.