Cunsuri Nimada Hargaysa Taal Daawo Oo Akhriso Dhacdadan Saaka Dhacday

Cunsuri Nimada Hargaysa Taal Daawo Oo Akhriso Dhacdadan Saaka Dhacday

Mid kamid ah Maleeshiyaadka Maamulka SNM ayaa saaka Badhtamaha Hargaysa ka dhex Qabtay Wiilkan Soomaaliyeed ee sawirkiisu Idiin Muuqdo.

Wiilkan waxaa U yeedhay isagoo suuqa Maraaya Askarigan Cunsuriga ah ee Gacanta Haya.

Falkan Wiilkan lagu haysto Ayaa ah in uu Xidhan yahay Surwaal Sports Ah oo Calanka Soomaaliya Ku Dhajisan yahay.

wiilkan Siduu Askarigu Usii waday waxaa uu Geeyay Saldhiga dhexe Hargeysa Halkaasi oo Ilaa hada uu ku Xidhan yahay

PROMOTED CONTENT