Daawo Culimada Burco oo Muuse Biixi Xaqa u sheegay Kana hadlay Tukaraq ” Ma jirto xuduud uu gaal samayn karo”

Shiikh Cali Warsame oo Kamid Ah Culimada Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlayay Munaasabadii Ciida Ayaa Si Qayaxan Ugu Sheegay Maamulka Somaliland In Ingiriis Iyo Gaalo Kale Toona Aysan Dhul Islaam Iyo Mid Soomaaliyeed Toona Dhaxal Usamayn Karin.

Sheekh ayaa sheegay in Gaal wax uu qabiyey ay tahay waxba kama Jiraan, Wuxuu sheegay in Hal Qof oo lagu dilay Naftiisu ay Qaalisantahay oo iyadu Muqadas tahay, Wuxuu sheegay inaan Gaalo Dad Muslimiin ah waxba u Qaybin karin Xuduud Muqadas ahna Aysan Jirin.