Deg Deg Daawo Video:Guddiga Kumishinka Maamul Goboleedka Hargeisa Oo Gacanta Is kula Tagay.

Deg Deg Daawo Video:Guddiga Kumishinka Somaliland Oo Gacanta Is kula Tagay.

Guddiga Kumishinka doorashada maamulka Somaliland ayaa Gacanta Is kula tegay Kadib markii qeyb kamid ah Guddigaasi ay ka bexen Balan Ay lagalen Muuse Biixi islamarkaana ay Si daacad ah ugu xog warameen cabdiraxmaan ciro kuna qanciyen sida wax u jiran.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnaha guddiga Ee Kumishinka  maamulkaasi ayaa badankooda waxaa Ay Ahaayen kuwo si gaar ah ula shaqaynaayay Muuse Biixi halka xubno labo ahina ay Ahaayen kuwo lugna muuse Kula jira lugna Ciro.