Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Dag Dag Ah Ku Maraaya Wadamo Dhawr Ah

Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Dag Dag Ah Ku Maraaya Wadamo Dhawr Ah Sababta Ka Danbeeysa,

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya maxamed cabdilaahi farmaajo ayaa 22 bisha Safar ku Mari doono Dalalka Ciidamada ay ka jogaan Soomaaliya.

Ujeedka Booqashada ayaa lagu Sheegay sidii Ciidamada Dalalkaasi oo ka tirsan hoolgalka Amisom ay doorkooda ay ugu Cayaari lahayeen.

Dawladda Soomaaliya Ayaa Haatan wada Dadaal Xoog leh Oo Dagaal Culus Ay Doonayso Inay Kula Begsato Alshabab.

Safarka madaxweyne Farmaajo Ku maraayo Wadamada Soomaaliya Ay Ciidamadoodu Ka Joogan ayaa Noqonaaya Mid Muujinaya Heerka Iyo cadhada Dawladdu Ka Qaaday Weerarkii Zoobe.

Lasoco Wixii Soo Kordha Safarka madaxweynaha Khaatumonews.com