Dowladda Soomaaliya oo dagaal adag wajahaysa iyo reer galbeedka oo walaacsan

Dowladda Soomaaliya oo dagaal adag wajahaysa iyo reer galbeedka oo walaacsan

by A M Friday, Jul 21, 2017 
July 21 (Jowhar)— Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” iyo Ra’iisul wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda kuwo wajahaya culeysyo siyaasadeed iyo mid ammaan oo adag, taas oo aan hore loo filayn in ay ka hor imaan karto.

Dowladdan oo la doortay bishii February ee sanadkan waxa ay weli u baahan tahay dubbe lagu hoggaamiyo istiraatiijiyad cusub oo lagula dagaalamo dhaq dhaqaaqa islaamiyiinta mayalka adag ee Al Shabaab , sidoo kale dhismaha hey’adaha qaran ee wax soo saarkoodu xadidan yahay iyo dowlad dhexe oo baadi doon ugu jirta sharciyad (ION 1450). caqabadahaasi waxa ay walaac geliyeen bulshada caalamka.

Sida lagu daabacay mareegta faafisa wararka la xiriira Sirdoonka africaintelligence.com Reer galbeedku waxa ay ka cabsi qabaan in Muqdisho aanay xal u heli karin dhammaan arrimahaasi mar qura. Kulan bilowgii bishii July dhexmaray mas’uuliyiin ka kala socda Britain, Norway iyo Midowga Yurub, Kheyre wuxuu qiray inay ku adag tahay la dagaalanka musuq maasuqa iyo inuu horumariyo howlaha canshuur uruurinta guud ahaan dalka Soomaaliya, waxaana uu farta ku fiiqay qaar ka mid ah ganacsatada gudaha oo ay ku jiraan Ahmed Mohamed Yusuf, Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud,  Mohamed Yusuf Ahmed Alore, Guddoomiyaha Salaam African Bank iyo Abdirashid Duale, Maamulaha Dahabshiil. waxa uu u arkayay inay joojin doonaan si loo dhaqaajiyo, loona xoojiyo awoodda dowladda, waayo taasi waxa uu nidaamka canshuuraha ka dhigayaa mid aad waxtar u leh.

Ra’iisul wasaaruhu waxa uu si lama filaan ah u sheegay in ganacsatada ay canshuur dheeraad ah ay siiyeen Al Shabaab, kana badan tan ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka qaaddo. waxaana uu u arkaa taageeridda qarsoon ee Ururka Al Shabaab in ay ka dhigan tahay qalqal gelinta deganaanshaha dowladda, hor istaageysana in sharcigu sarreeyo. taasi waxay keentay in ragga muuq-muuqda ee  ganacsatada ay ka gaabiyaan bixinta xaqqa dowladdu ku leedahay.

 

Halkan hoose ka akhriso warbixinta ay daabacday Africanintelligency

SOMALIA

THE INDIAN OCEAN NEWSLETTER ISSUE 1455 DATED 21/07/2017

Struggling government sparks concern in West Somali president Mohamed Farmajo Mohamed Farmajo and his prime minister, Hassan Ali Khaire Hassan Ali Khaire, seem confronted by a whole range of complicated political and security dilemmas that they didn’t initially expect to face. Formed in February, the government still needs to hammer out a clear-headed strategy to fight the Islamist fundamentalist movement Al Shabaab Shabaab as well as to build the foundations of a nation with limited resources and a central government that’s still in the quest for legitimacy (ION 1450). And those challenges give rise to concern in the international community. The West fears Mogadishu won’t be able to handle all the issues in one go. In a meeting in early July with officials from Britain, Norway and the European Union in Hargeisa, Khaire admitted he found it highly complicated to fight against corruption and improve the country’s tax receipts. He pointed the finger at certain local businessmen who included Ahmed Mohamed Yusuf Ahmed Mohamed Yusuf, boss of the Hormuud Hormuud telecommunications concern; Mohamed Yusuf Ahmed Alore Mohamed Yusuf Ahmed Alore, chief of Salaam African Bank Salaam African Bank, and Abdirashid Duale Abdirashid Duale, manager of Dahabshiil Dahabshiil. He felt they were applying a brake to moves to beef up the government’s capacity because doing so would make the tax system more efficient. In his outburst, the prime minister claimed the businessmen paid more taxes to Al Shabaab than to Somalia’s federal government. He saw that as tacit backing for Al Shabaab which, in working to destabilize the government, prevented it from establishing the rule of law. That, in turn, allowed the tycoons to duck out of paying their due to the state. © Copyright The Indian Ocean Newsletter