Dr. Saxarla Abdullahi Haji Bahdoon oo loo magacaabay Wasiirada Caafimaadka dalka Ethiopia

Waxa shalay loo magacaabay Dr. Saxarla Abdullahi Haji Bahdoon Wasiirada Caafimaadka Dalka Itoobia. Horay waxay u ahayd Dr. Saxarla wasiir ku xigeenka caafimaadka ee dalka itoobia. Waxan leenahay hambalyo.