•Dhageyso Dowlada Wadanka Uganda Oo Shaacisay Inay Ciidamo Dheeraad Ah Usoo Direyso Soomaaliya

War kasoo baxay dowlada Uganda ayaa lagu sheegay in Ciidamo dheeraad ah oo ka socda dalkaasi ay soo gaari doonaan Soomaaliya.

Ciidamo dheeraad ah oo gaaraya in ka badan laba kun oo askari ayaa lagu wadaa in dowlada Uganda ay usoo diri doonto Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan Howlgalka midowga Afriga ee looga soo horjeedo dagaalada Alshabaab.

Warbixintan hoose wariye Saalax kalgacal ayaa wuxuu ku eegi doonaan Ciidamada dheeraadka ah ee loosoo dirayo Soomaaliya.

RIIX HOOS

Uganda oo cidam dheeraada u soo direeysa wadanka Soomaaliyeed si looga hortago argigixisada.