Madaxweeynaha Turkiga oo u digay Europe

Turkish President Recep Tayyip Erdogan speaks during a meeting on Islam in Eurasia in Istanbul, Tuesday, Oct. 11, 2016. Erdogan says his country is determined to take part in a possible operation to recapture the Iraqi city of Mosul despite objections from Iraq, adding to tensions between the two neighbors. Erdogan on Tuesday also said Turkish troops would not withdraw from a base in northern Iraq near Mosul, where they are training anti-IS fighters Iraqi, saying the Turkish army would not take orders from Baghdad.(Kayhan Ozer, Presidential Press Service, Pool photo via AP)

Madaxweeynaha Turkiga ayaa ku hanjaby in uu ka noqondoono heshiiskii uu la galay Europe ee ku saabsanaa qaxootiga hadii aay Europe joojin weeydo faragalinta aay ku hayso dalkaa Turkiga. Europe waxay horay u sheegtay in la hakindoono codsigii xubinimo ee dalka Turkey hadii Turkugu joojin waayo xadhig wadareedka loo gaysanaayo dadka lagu tuhunsanyahay Inqilaabkii dhicisoobay.