Dr. Abdiwali Gaas oo u anbabaxay dalkaa Shiinaha siina maraaya dalkaa Ethiopia.

Dr. Abdiwali Gaas oo u anbabaxay dalkaa Shiinaha siina maraaya dalkaa Ethiopia.

Wararku waxay sheegayaan in Madaxweeyn Gaas uu casuumad ka helay dalka Shiinaha. halka wararkalena aay tibaaxayaan in Madaxweeynuhu rabi in uu la kulmo shirkada Shiina ah oo doonaaaya in aay maalgashi ku samaystaan Puntland.