
Maamulka Puntland, ayaa maanta kasoo Saaray War-murtiyeed Duqeyntii ay Diyaaradaha Dagaalka Mareykanku bishii hore ka geysteen Bariga Magaalada Gaalkacyo iyo Dagalaladii maanta ka Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. AKHRISO;
Bayaanka Puntland ee Duqeyntii Mareykanka iyo Dagaalkii Gaalkacyo: