Sawiradda ,Magacyadda Iyo Qabiiladda Dhalinyaradda Maxkamadda India Ku Xukuntay dilka – SAWIRO

Warbaahinta ayaa heshay markii ugu horeeysay heshay magacyadda,muuqaalka iyo qabiiladda ay u dhasheen dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Maxkamad ku taalo dalka India ku xukuntay dilka toogashadda.

Dhalinyaradaan lagu eedeeyay iney yihiin burcad badeed oo waqti dheer ku silcay Xabsiyadda India ayaa qaarkood ku dhex dhintay Xabsiyadda halka kuwa kalena ay la liitaan xanuuno iskuugu jira TB iyo Malaariyo.

Dhalinyaradda xiran 61- ka mida waxeey u dhasheen beesha Saleebaan Habargidir, 31 ka mida Ceyr Habargidir, 17 ka mida Sacad Habargidir, 21 ka mida Mareexaan , 16 ka mida Dirta Xeraale, 36 ka mida Majeerteen, 13 Abgaal Cismaan gaar ahaan Waceeysle iyo Daud. 7 ka mida Xawaadle,.3 -ka Leelkase, 2-ka mida Awrtable.3 ka mida Carab Saalax. 6 ka mida Saruur Habargidir, 9 ka mida Duduble, 11 ka mida Sheekhaal. 2 ka mida Madhibaan. 1 ka mida Isaaq

Somali-Citizens