
Hay’adda sirdoonka Maraykanka ee FBI ayaa shaacisay qoraalo muddaba la sugayay oo la xiriira baaritaan lagu hayay Hillary Clinton. Intii muddo ahaydba waxaa Hillary Clinton loo haystay laguna eedaynay isticmaalaka emailkeeda gaarka oo ay u adeegsatay hawlo shaqo oo saxaasi ah. Ninka ka soo horjeeda haweenaydan ee Donald Trump ayaa fursad ay u noqotay in uu ku cambaareeyo Hillary eedaha loo jeediyey. |
|