Madasha 60 oo waraysi xiisa badan lagula yeeshay Garaadka guud ee deegaamada Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac VIDEO

Barnaamijka Xaashi iyo Xogta ee madasha60 ayaa waxa waraysi xiisa badan lagula yeeshay Garaadka guud ee deegaamada Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Ali Garaad Jaamac, kaasoo ku sugan degmada Saaxdheer ee G Sool,