Shirkii Khaatumostate Ee Balicad Oo Qodobo Laga Soo Saaray Cali Khaliif Oo Balan Qaaday Inay Marnaba Ku Biiraynin Maamulka Hargeysa Cad Quudheedna Qaadanaynin – VIDEO

Shir Balicad oo ay cuqaashu isugu baxday kana tashadeen waxay soosareen qodobadan hoos ku qoran

1 In Latageero shirka wadahadalka khaatumo iyo soomaliland

2 In la dhiiri galiyo maamul fidinta Iyo Tayaynta Ciidanka Khaatumo

3 In Cuqaashu Yeelato Shir 30 Octobar 2016

4 Waxay cuqaashu kubaaqaday shir deg deg ah oo ay yeeshaan ISIMADA IYO CUQAASHU Wakhtigana dibloosheegidoona iyo meesha shirku kadhicidoono hadii alle idmo.

Allaa Mahadleh

.