Wasiir ka tirsan maamulka Khaatumo oo soo bandhgay isagoo gubaya qalabkii diiwaangelinta maamulka Hargeysa ee Laascaanood – VIDEO

Faysal Xasan Falaalug ayaa soo bandhigay qalabkii ciidamada Khaatumo ka soo qabteen Laascaanood, wuxuuna Boocame ku gubey qalabkii iyo dhamaan agabkii maamulka Somaliland
Wuxuu sheegay inuu soo dhaweynayo xilka qaadistii madaxweynaha Khaatumo oo uu dhalilay, wuxuna ku sheegay in la diidan yahay Halganka, wuxuuna lee yahay Madaxweynuhu meel khaldan ayuu u wadaa Hayaanka.