Xaabsade oo sheegay in xisbiyada Hargeysa isku haystaan Midnimada Somaliya,sheegayna in Sool Iyo Sanaag loo hawlgalo si looga faromaroojiyo maamulka Hargeysa (Video)

Axmad Xaabsade uu Khudbad Ka Jeediyay Sanadguuradii ka soo wareegtay Aas aaskii Puntland Sheegay In Xisbiyada maamulka Hargeysa Qaar Ku Dagaalamayaan Midnimada Somaliya.Xaabsade ayaa sheegay in xisbiyada Maamul Goboleedka “Somaliland” isku haystaan Midnimada Somaliya,sheegayna in Sool Iyo Sanaag loo hawlgalo oo laga faromaroojiyo maamulka Hargeysa.