
Yoshinori Ohsumi oo ah caalin Jaban ka soo jeeda ayaa biladda Nobel ee sanandka 2016 ku guuleystey. Waxuu ka how-galaa jaamacadda Tokyo Institute of Technology.
Caalimkan waxaa lagu siiyey abaalmarinta biladda Nobel kadib markii uu baaris iyo ukuur-gel ku sameeyey awoodda maamulsha oo hagta maadado la yiraahdo autofagi, oo ah maado aas’aasi u ah burburka iyo dib u soo naalaashaha qaybaha uu ka kooban yahay unugga.