(August 25,2016) Meydka Marxuum Maxamed Cali Samatar oo Goordhaw Muqdisho la keenay – SAWIRO+VIDEO

Waxaa goordhaw garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar , oo dhawaan ku geeriyooday magaalo kutaala Dalka Mareykanka.

Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Meydka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya iyo saraakiil sar sare, waxaana Meydka Marxuunka la fillayaa in lagu Dukado Salaada Janaasada kadiba lagu aaso Qabuuro kuyaala Muqdisho.

Hoos ka daawo Sawirro:-

13962562_1752372005032120_3302237984569941904_n 14054185_1752372061698781_6849175894278738059_n 14068252_1752372025032118_1735998740166198874_n 14089225_1752371995032121_7136648882361957561_n