(August 29,2016) Maamulka Galmudug oo Maanta ka soo Saaray Bayaan Digniintii Puntland iyo Amniga – AKHRISO

Golaha Wasiirada Galmudug oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda degmada Cadaado, ayaa waxay War-saxaafadeed kasoo saareen hadal dhawaan ka soo yeeray maamulka Puntland – oo sheegayay in Gaadiidka Xamuulka ah ee soo galaya Deegaannada Galmudug aysan Ogolaan doonin iyo Qodobbo kale oo Ammaanka la Xiriira madaama ay Galmudug ka dhcayaan doorshooyinka Aqallada Baarlamaanka Soomaaliya.

Haddaba; Akhirso War-saxaafadeedka kasoo baxay Golaha Wasiirrada Galmudug; Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online.

2016829636080650337453893Warsaxaafadeed_Golaha_Wasiirrada_Galmudug_660