(11/08/2016) Dawlada Soomaaliya Oo Ka Hortimid Heshiishka Maamulka Hargeysa Ku Wareejisay Dekada Berbera ” SOOMAALIYA WAA MID WALI , DACWAD BAAN FUREYNAA (Video)

Hanti dhawraha guud ee dawlada Somaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax oo maanta u waramey laanta afka Somaaaliga ee idaacada VOA ayaa waxaa uu sheegay in dawlada Somaliland ay saamiga dekada Berbera ay qaadan doonto boqalkiiba Todoban 10 % halka ay shirkada Dp World ay qaadan doonto boqolkiiba sagaashan 90%