Dhibaatada heysata Ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Olympic-ga (Video)

Telefishinka Aljazeera ayaa barnaamij ka diyaariyey Maxamed Daud Maxamed oo dalka Soomaaliya u matalaya ciyaaraha orodka Olympic ee ka socda dalka Brazil.

Maxamed oo ah 20 sano jir ayaa lagu wadaa inuu ka qeyb qaato orodka dheer ee 5000m, walow uu ciyaartoygan xataa uusan lahayn tababare isagoona matalaya dowlada Soomaaliya oo aan wax taageero ah siin ciyaartoyda.

gashay, walow uu Maxamed rajeenayo inuu guul ka gaaro orodka uu ka qeyb qaadan doono.