Madaxweynaha Jubaland oo saaladii Ciidul Adxa kula tukaday shacabka magaalada Kismaayo khudbad dheerna ka jeediyey – VIDEO

Madaxweynaha Jubaland ayaa maanta saaladii Ciidul Adxa kula tukaday shacabka ree Jubaland magaalada Kismaayo masaajidka Madaxtooyada waxaa uuna halkaasi ka jeediyay qudbad dhinacyo badan taabatay.