Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galayr Oo Soo Gaadhay Magaalada Jig-jiga.

Xili dhawaan dawlada itoobiya bilowday wadahadal la dhex dhigo dawlada khaatumo iyo kooxda snm ayaa wadahadalkaasi oo hordhiciisu ka furmay Addis ababa waxaa loo balamay wajiga labaad 17 bishan.

 

Dhinaca kale madaxwyenaha dawlada khaatumo  cali khaliif galaydh iyo weftigiisa ayaa soo gaadhay caasimada ismaamulka soomaalida itoobiya jig jiga oo u halkaasi kula kulmaayo madaxda maamulkaasi soomaalida DDSI.

 

Sida waxaa noo xaqiijiyay sarkaal kamid ah dawlada khaatumo sheegay in mudo 3 cisho ah ay ku sugnaan doonan Jigjiga kadibna ay uga sii kici timayaan Kenya nairobi halkaasi oo ay shirar kula yeelan doonan madaxda dawlada kenya iyo hay addo caalami ah

KHAATUMONEWS.COM