Madaxweynaha Sudaanta Koonfureed Salva Kiir ayaa ogolaaday in dalkiisa la keeno ciidamo dheeraad ah oo ka socda Qaramada Midoobay

South Sudan's President Salva Kiir, left, takes members of the UN Security Council, including U.S. Ambassador to the United Nations Samantha Power, right, on a tour outside the presidential compound in the capital Juba, South Sudan, Sunday, Sept. 4, 2016. South Sudan has agreed to the deployment of a 4,000-strong regional protection force approved by the U.N. Security Council after first rejecting the peacekeepers as a violation of its sovereignty. (AP Photo/Justin Lynch)

Wafdi ka socda Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ay ku jiraan safiirada dalalka Xubnaha ka ah golahaasi oo la kulmay Madaxweynaha Sudanta Koonfureed ayaa sheegay inay tahay tilaabo wanaagsan aqbalaada in wadankaasi la geeyo 4000 askari oo dheeraad ah oo ka socda UNta si ay amniga u sugaan.

Maraykanka iyo dalalka kale ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka ayaa ugu hanjabay Sudaanta Konfureed in lagu soo rogi doono Cunaqabateyn dhanka hubka hadii ay xukuumada ka hortimaado qorshaha ciidamada nabad illaalinta ee ka socda Qaramada Midoobay.