Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Odowaa iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayay jaamacada cusub oo loogu magac daray jamaacadda cilmiga caafimaadka ee Ordugan, taasi oo ku dhextaala isbitaalka Ordugan ee magalaad Muqdisho.