Musharaxa Donald Trump oo soo Bandhigey Qorshihiisa Dareeylka Caruurta – DHEGEYSO

Musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa xaley soo bandhigey qorshihiisa daryeelka caruurta. Gabadhiisa Ivanka Trump ayaa ku soodhaweysey aabeheed codbaahiyaha, iyadoo sheegtey in maadaama ay tahay hooyo leh caruur yaryar hadana shaqeysa ay dareemeyso baahida ay hooyooyinka u qabaan in laga gacansiiyo heynta caruurta inta ay shaqooyinka jiraan.

Hadaba laba billood ka yar ayaa ka hartey xilliga doorashada madaxtinimada dalkan Mareykanka, maxaa xilligan ku soo beegey qorshaha Trump?