Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho


Sarkaalka ayaa la sheegay inuu dhaawac fudud kasoo gaadhay qaraxaasi, mana jirto cid kale oo wax ku noqotay.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay toddobaadkan inay amniga magaalada ku wareejisay ciidan khaas ah oo lagu magacaabo “Ciidanka Xasilinta Amniga Caasimadda”.
Mas’uuliyiinta dawladda ayaa sheegay in ciidan aan ahayn kuwa loo xilsaaray amniga aan lagu arki karin magaalada.