(September 01,2016) Wasiir Hindi ah oo ilaaladiisu ku amrey in ay kor uga qaadaan daad socda – SAWIRO

Wabi ayaa ku fatahay gobolka uu ka taliyo Wasiirkaan ee Madhya Pradesh waxaana ku dhintay 17-ruux halka Mr. Shivraj Singh Chouhan uu ku amray ilaaladiisa in koor loo xambaaro si aysan u gaadhin biyaha Fatahaada wabiga uu xiligaasi marayay.

Mr. Shivraj Singh Chouhan oo 56 jir ah iminka waxaa daba dhigtay inta badan Saxaafada dalka India kuwaas oo ku tilmaamay nin naf jecel waliba kibir badan maadaama uu ka faanay inay qooyaan biyaha fatahaada wabiga .

siir_3[1] siir_1[1]