(September 03,2016) Cali Khaliif Galaydh Oo Degmada Widhwidh Si Wayn Loogu Soo Dhaweyey Iyo Shacabka Reer Widhwidh oo Calanka Somalia Ku Gashaaman-VIDEO

444,0,2848,0,1552,96,1024,82,70,204,34284,0

Waxaana weftigan si aan hore loo arag loogu soodhaweeyay magaalada widhwidh iyadoona uu noqonaayo safarka madaxweyne galaydh kii ugu horeeyay widhwidh ku yimaado tan iyo intii uu xilka hayay.123456789101112